Ku bood xogta muhiimka ah
BOGSII
BOGSII DIGITAL HEALTH NETWORK
BOGSII Digital Health Network · BOGSII

Takhasusyada Caafimaadka ee Xarunta

24-ka takhasus ee rasmiga ah ee xarunta BOGSII Digital Health Network iyo nidaamka BOGSII. Waxaan bixinnaa la-talin toos ah oo xarunta ah (In-Person) iyo mid muuqaal ah (Telemedicine).

❤️
📹 Telemedicine 👨‍⚕️ 1 Dhakhtar

Takhtarka Wadnaha

Cardiology

Daryeelka wadnaha, dhiigkarka sare, xididdada dhiigga, iyo baaritaanka ECG/Echo.

Habka Adeegga:✓ Rugta & Online
Waqtiga: 30 min
👶
📹 Telemedicine 👨‍⚕️ 3 Dhakhtar

Takhtarka Carruurta

Pediatrics

Daryeelka caafimaadka carruurta laga bilaabo dhallaanka ilaa qaangaarka, tallaallada, iyo korriinka.

Habka Adeegga:✓ Rugta & Online
Waqtiga: 25 min
💉
📹 Telemedicine

Qalliinka Guud

General Surgery

Qiimeynta qalliinnada, qalliinnada yaryar iyo kuwa waaweyn, iyo daryeelka nabarrada.

Habka Adeegga:✓ Rugta & Online
Waqtiga: 30 min
🛡️
Ma u baahan tahay gargaar degdeg ah ama la-talin degdeg ah? Khadka degdegga ah ee xarunta: +252 907 312121 · Garowe, Puntland
💬 La Hadal Xarunta (WhatsApp)
WhatsApp

🛍️ Dambiisha Alaabta