BOGSII · ADEEGGA CAAFIMAADKA
Caafimaadka Maskaxda, La-talinta Cilmi-nafsiga & Xanuunnada Dareenka
Qiimeyn iyo la-talin qarsoodi ah oo ku saabsan walwalka (anxiety), niyad-jabka (depression), hurdo-la’aanta, shoogga (PTSD), iyo xanuunnada dhimirka.
Daryeelka Guud
Faahfaahin ku saabsan adeeggan:
La-talin iyo taageero caafimaadka maskaxda.
Dadka loogu talagalay:
Qof kasta oo la kulmaya walwal, niyad-jab, hurdo-xumo, ama culays nafsi ah
Waxa ku jira:
- Qiimeynta maskaxda
- la-talinta CBT
- maaraynta walwalka
- daaweynta hurdo-la’aanta