Ku bood xogta muhiimka ah
BOGSII
BOGSII DIGITAL HEALTH NETWORK
BOGSII · ADEEGGA CAAFIMAADKA

Caafimaadka Hooyada, Uurka (ANC/PNC) & Cudurrada Haweenka

Kormeerka uurka (ANC), baaritaanka dhiig-karka iyo sonkorowga uurka, daryeelka dhalmada kadib (PNC), iyo daaweynta xanuunnada haweenka.

Caafimaadka Hooyada, Uurka (ANC/PNC) & Cudurrada Haweenka · BOGSII Clinical Services
Daryeelka Guud

Faahfaahin ku saabsan adeeggan:

Adeegyada caafimaadka hooyada iyo haweenka.

Dadka loogu talagalay:

Hooyooyinka uurka leh, kuwa umulay, iyo haweenka u baahan la-talin takhasus

Waxa ku jira:

  • Kormeerka uurka (ANC)
  • ultrasound-ka hooyada
  • daryeelka dhalmada kadib
  • caafimaadka haweenka

Adeegyada Xigta

Child Health Care
✓ Adeeg Xaqiijisan
Dental Consultation
✓ Adeeg Xaqiijisan
Foreign Body Removal (Ear)
✓ Adeeg Xaqiijisan
WhatsApp

🛍️ Dambiisha Alaabta